Madaxweyne Farmaajo oo amar ku niyad jebiyay Imaaraadka
Kadib markii maanta magaalada Muqdisho la keenay timir iyo baasto hamba ah uuna gudoomay gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble sharaftii qarankana halkaa ku bahdiley, ayaa la ogaaday ujeedada ayu socdeen Carabtan Imaaraadka.
”Wararka aan helayno ayaa sheegaya in gunti giijiye Maxamed Xuseen Rooble uu dalbaday lacag in la siiyo laakiin Imaaraadku u sheegay inayba lacag naga taalo Muqdisho oo haddii uu soo dhiciyo oo qaybtisa helayo ayuu yiri Cali Calasow oo xogtan helay.
Waxase si xun u niyad jebiyay madaxweynaha oo ah ilaaliyaha dastuurka iyo sharafta qaranka amrayna inaan lacagtaas tuugada ku soo gashay dalka aan la bixin karin. ”Way u dhamaatey gunti giijiye lacagtaasna umaba dhawaan karo ayuu yiri Cali Calasow.
Maxamed Xuseen Rooble oo qarankan sharaf diley ayaa waxa taageersan kooxda Xalane ayagoo aaminsan inay ka fushan karaan danahooda.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...