X

Madaxweyne Farmaajo oo bilado ku bixiyay soo wareejinta laanta hawada: SAWIRO

Mudadii madaxweyne Farmaajo xukunka hayay ayayd markii ugu dambeyn lagu guulaystey in dalku dib u soo ceshado laanta hawada oo laxcagteeda lagu jaqaayay Kiiniya muddo 30 sano.


Kooxda laanta hawada haysatey ayaa ku dheganayd lacagta ay jaqayso, waxayna maamul kasta oo ka dhisma Muqdisho u diidi jireen ama mudada ku dheerayn jireen soo wareejinteeda.

Waxa ugu dambeyn lagu guulaystey in laanta hawada laga soo faro maroojiyo kadib markii loo hanjabay loona sheegay in diyaaradaha hawada maraya la soo ridi doono.


Hadddaba madaxweynaha ayaa abaalmarinta ugu horeysa siiyay wasiirkiisii hawada iyo duulinta Oomaar oo ahaa shaqsi si weyn uga hawlgalay hawada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.