Madaxweyne Farmaajo oo dalbadey in la helo ciidamn mideysan: MAQAL go’aankii maanta
Madaxweyne Farmaajo ayaa dalbadey in la helo ciidan mideysan oo kala wareega amniga ciidanka Amisom. Shir ka dhacay madaxtooyada ayaa lagu saaray guddi ka soo talisa arintaasi.
Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo ah Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaaliyeed ayaa kulankaasi markii uu dhammaaday kadib saxaafadda u faah faahiyey waxyaabihii laga wada hadlay.