X

Madaxweyne Farmaajo oo dalka ku soo laabtey kadib socdaalkii Turkiga: SAWIRO

Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka ku soo laabtey kadib socdaalkii Turkiga. Madaxweynaha ayaa ka mid ahaa madaxda 20 dal oo lagu casuumay caleemo saarkii madaxweynaha Turkiga Urduqaan.


Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalooyinka Jabuuti iyo Ankara waxa uu si gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo ka qeyb galayaal Caalami ah, waxa ayna ka wada hadleen danaha kala dhexeeya Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa.

Waxa kale oo u arkey madaxdii hore ee Somalida oo nabada ku degan Turkiga sida fadhiid Xasan Sheekh.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Ankara loogu soo dhaweeyay si maamuus sare ah. Xiriirka Somaliya iyo Turkiga ayaa ah mid qotodheer.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.