Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Beledweyne oo daadad aafeeyeen. Madaxweyne Farmaajo ayaa ujeedka safarkiisa ee Baladweyne waxa uu ka dambeeyey kadib markii Wabiga Shabeelle uu ku soo fatahay magalada Baladweyne taas oo sababtay in badi dadkii deganaa Baladweyne ay barakacaan.
Muddo usbuuc ku dhow ayaa laga joogaa marki Beledweyne dadku ka qaxay kadib makii webiga Shabeelle keenay biyo aad u farabadan oo ay sababeen nimcada RABI.
Madaxweynaha ayaa soo dhaweyn kadib markiiba gaaray dadka daadsan hareeraha magaalada halkaas oo isagu indhihiisa ku arkey dhibka ka Jira magaalada.
Xaalada Beledweyne ayaa ah mid deg dega oo dawladu ayna awood u lahayn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS

Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay