Madaxweyne Farmaajo oo gaaray caasimada dalkaasi Urdun ee Camaan laguna soo dhaweeyay. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun halkaasi oo uu ka furmayo maanta Shirka Ururka Jaamacadda Carabta.
Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Cammaan kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Urdun.



Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay