Sunday, May 19th, 2024
header










Meta







Raiisal wasaarada Ingiriiska oo saxiixdey warqada ka bixida Yurub

Raiisal wasaarada Ingiriiska Theresa May ayaa saxiixdey warqada ka bixida Yurub taas oo berri ka bilaaban doonta kuna eg labo sanno kadib xilligaas oo Ingiriisku 2019 ka bixi doono Yurub.

Warqad ayaa sharci ah waxayna oofinaysaa codbixintii Ingiriisku ku gaadhay in uu ka baxo Yurub halkaas oo dadku u codeeyeen haa yaabna ku noqotey Yurubta inteeda kale.