07/05/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay ciidankii shalay sida qaldan isku rasaaseeyay

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlay ciidankii shalay sida qaldan isku rasaaseeyay. Waxay askartu isla dileen sadex ayadoo masuuliyiinta dawladu tilmaamey in wax laga baranayo isku dhacan.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS