X

Madaxweyne Farmaajo oo la filayo inuu soo afjaro kiiska Kiiniya iyo kooxda Xalane wataan

ARAABINEWS

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu soo afjaro kiiska awrkacsiga qabiil ee Ikraan ee ay dabada ka riixayaan Kiiniya iyo kooxda Xalane. Madaxweynaha yaa la sheegay inuu soo wado guddi soo baarta.



Macawis xire Maxamed Xuseen Rooble ayaa fashil kadib aqbalay in guddi loo saaro asagoo diidan in sirdoonku usbuuca dambe soo bandhigo xogta ay ka hayaan hawlwadaankaa u shaqayn jirey.


ā€¯Waxaa is weydiin leh waxa macawis xire Maxamed Xuseen Rooble u diidey in kiiska laga hor akhriyo guddiga amniga qaranka, waxaan is oran karnaa inuu la galayo meelo ayan rabin ayuu yiri Cali Calasow.

Si kastaba ha ahaatee Kiiniya ayaa diidi doonta guddiga madaxweynuhu magacaabi doono.

C/llahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.