X

Raiisal wasaare Gunti giijiye oo 24 saac kadib warqad ka soo daba tuurey madaxweynaha

Kadib markii madaxeynuhu magacaabay guddi baarta kiiska siyaasadeysan ee Ikraan ayaa Gunti Giijiye oo dabada laga wado isna warqad kale ka soo daba saaray uu ku leeyahay guddigaas waa diidney.

ā€¯Gunti giijiye Rooble ayuu ahaa kii kiiskii dilka ahaa ee gudoomiyaha degmada Hodan u saaray guddi haddana wuxuu an leeyahay guddi lama magacaabi karo atuu yiri Cali Calasow.

Sidoo kale fadhiid Xasan Sheekh ayuu ahaa kii isna guddi u saaray dilal kale oo dhacay xilligii lagu qasaaray maamulkiisa ayuu raaciyay Cali Calasow.

Keliya waxa weeyi inuu fuliyo amarada uga imaanaya Kiiniya iyo kooxda Xalane oo kolba isa soo taraya. Kooxda Xalane ayaan u baahneyn inay hadasho maadaama ay haysato qof u hadla.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.