Madaxweyne Farmaajo oo la kulmey madaxda Afrikada Bari: SAWIRO
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey madaxda Afrikada Bari. Shirka madaxweyne Farmaajo u joogo Addis ababa ayaa galay maalintiisii labaad waana la filayaa in beri la soo xiro.
Shirkan 30-naad ee Afrika uga socda Addis ababa ayaa diirada lagu saaray arimaha amniga, iskaashiga wadamada iyo kor u qaadida dhaqaalaha wadamada.
Mudane Sindimwo oo ah madaxweyne ku xigeenka Burundi ayaa sheegay in ciidamadooda jooga Soomaaliya ay ka qeyb qaadanayaan nabadaynta iyo xasilinta Soomaaliya.
Sindimwo oo dalkiisa hadda degan yahay ayaa intaas raaciyay in madaxda Afrika uu la kulmay ay isku afgarteen in ciidamada Soomaaliya la taageero.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...