Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay xil cusub oo ka mid noqoneysa la-taliyeyaasha madaxweynaha.
Xilkan ayaa ah la-taliyaha madaxweynaha ee dhinaca arrimaha bulshada, waxaana loo magacaabay Caasho Abuukar Qaasim.
Wareegtada magacaabidda Caasha ayaa waxaa baahiyay warbaahinta dowladda, waxaana madaxweynuhu sheegay inuu xilkan u magacaabay kadib markii uu arkay baahida loo qabto xilkan
Madaxweyne Farmaajo ayaa leh la-taliyeyaal fara badan iyo saaxiibo ka hoos shaqeeya oo aan weli xilal lagu magacaabin.

C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay