Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay raiisal wasaare cusub

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa lagu yiri si waafaqsan qodobka 90-aad ee dastuurka ku meelgaarka ah waxa madaxweynuhu magacaabay wasiirka koowaad ee xukuumadda Soomaaliya.



“Madaxweynaha oo la-tashiyo badan ka sameeyey ayaa maanta oo ay taariikhdu that 17-ka Sebteembar 2020, Xeer Madaxweyne ku magacaabay Maxamed Xuseen Rooble xilka Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, isaga oo ku soo xushay aqoonta, waayo aragnimada iyo kartida uu u leeyahay inuu sii ambaqaado dadaalada dawlad dhiska iyo horumarinta qorsheyaasha Qaran.”

Magacaabista raiisal wasaaraha ayaa imaanaysa kadib markii qoraal quuris ah uu ka soo baxay heshiis ay wada gaareen maamul jufeedyada iyo madaxweynaha oo barlamaanku diidi doono.



”Madaxweynaha ayaa u muuqda inuu kubadii iska weeciyay oo hadda ay taalo raiisal wasaaraha cusub inuu soo dhiso maamul hawsha muddada yar ee hadhay.

Waxana la filayaa in doorashadu ay ku dhacdo si xora oo ka fog musuqmaasuq. Raiisal wasaaraha oo ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa la filayaa inuu kala jebiyo mucaarad ku sheega intooda badan ku tiirsan dawladaha shisheeye.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...