Wednesday, May 12th, 2021
header










Meta







Madaxweyne Farmaajo oo sharaxay sida kolba ajaanibtu u fashilin jireen doorashada dad-ban

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida kolba kooxda beesha caalamku u fashilin jirtey shirarkii dawlada dhexe iyo maamul goboleedyada. Shirkaii u dambeeyay ayay ku dalbadeen in la kala diro dhamaan dawlada iyo ciidamada.



Waxa jirey xilli labada horjooge ee ay wateen kooxda sheegata beesha caalamka ay kala tageen Imaaraadka iyo Kiiniya kadibna ay xirteen taleefanada ayuu yiri madaxweyne Farmaajo oo dalka ka badbaadiyay muran dheeraada kadib markii uu saxiixay go’aankii golaha shacabka.



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)





Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Xamaas oo si toosa u garaacday Talabiib markii ugu horeysay iyo dhismayaal gubanaya

May, 11, 2021
Gantaalaha Xamaas ayaa ka dul qiiqay caasimada Yuhuuda ...

Sacuudiga oo Khamiista ciidaya halka Somaliya weli la sugayo warka ciida

May, 11, 2021
Sacuudiga ayaa sheegay inayna ARAG bishii Soonfur isla ...

Dawlada Somaliya oo jawaaab ka bixin doonta duulimaadyada ay Kiiniya joojisay

May, 11, 2021
Dawlada Somaliya ayaasheegtay inay jawaab ka bixin doonto ...

Kiiniya waxa lagula dhaqmayaa wixii lagu arko

May, 10, 2021
Inkastoo la soo celiyay xiriirka labada dal ee ...

Dawlada Somaliya oo beenisay in qaadka Kiiniya la fasaxay

May, 10, 2021
Dawlada Somaliya ayaa beenisay in qaadka Kiiniya la ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Dagaal oogeyaasha Hawiye oo dalbadey in maleeshiyadii ay ku awrkacsadeen ciidanka lagu celiyo

May, 1, 2021
Dagaal oogeyaasha Hawiye ee sheegan jirey magaca musharixiinta ...

Dil ay gaysteen booliiska Maraykanka oo markii ugu horeysay lagu farxay

May, 1, 2021
Booliiska magaalada Kansas ayaa xaqiijay toogashada gacan ku ...

Haddii xoolo la qalqalo dawlad lagu bedeli karo imisa dawladood ayaan bedeli karnaa

May, 1, 2021
Madaxweynaha Somaliya ayaa markale tanaasulkii ugu dambeeyay sameeyay ...

Raiisal wasaaraha oo diidey in mooryaan direyska ciidanka xiran lagu daro ciidanka

April, 29, 2021
Waxa maalin dhaweyd Muqdisho soo galay ciidan beeleed ...

Dawlada Somaliya oo jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka

April, 14, 2021
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha ...

Dhiigmiiratada shabaab oo isku qarxisay maqaaxi iyo dhalinyaro ay xasuuqeen

April, 3, 2021
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa ka waramay khasaaraha ka ...

Raiisal wasaaraha oo sharaxay waxa fashiliyay kulan uu la qaatay musharixiinta Hawiye

March, 5, 2021
Waxa xalay aroor hore burburey kulan u dhexeeyay ...