Madaxweyne Farmaajo ayaa shir waqti lumisa welli kula jira maamul goboleedyada. Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo Madaxtooyadda Soomaaliya shirka halkaasi ka socda ayaan laga gaarin is afgarad.
Shirkaan ayaa ah mid dhaafay waqtigii loogu tala galay in lasoo gabagabeeyo, waxaana qodobada la iskumari la’yahay at yihiin kuwo uu sababay dastuur dhoodhoobka oo hore u kharibeen Sheekh Shariif iyo Faroole.
Qodobada muranku ka jiro ayaa ah kuwo Farmaajo aanu keligii war ka gaari Karin ee at yihiin kuwo u yaala ummada Somaliyeed. Qodobada ku qoran dastuur dhoodhoobka ayaa ah kuwo kuwii soo sameeyay at ku qoslayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay