X

RW Xasan Cali Kheyre oo Qadar ka soo dhameeyay xilliga la bilaabayo dekedda Hobyo

RW Xasan Cali Kheyre ayaa ku soo guulaystey safarkii uu ku tagey Qadar. Dawlada Qadar ayaa ogolaatey inay bilowdo dhismaha dekedda Hobyo taasoo ah guul u soo hoyatey dawlada uu hogaamiyo Farmaajo iyo Xasan Cali Kheyre. Dekeddan ayaa noqon doonta deked labaysa tan Muqdisho oo dawladu gacanta ku hayso.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=r79_T6LC87c[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.