X

Madaxweyne Farmaajo oo tusay horgale Xasan Sheekh madaxtooyo cusub

Madaxweynaha diidey inuu laaluush bixiyo si xildhibaanadu ugu codeeyaan ayaa albaabka madaxtooyada ka furey horgale Xasan Sheekh tusayna madaxtooyo dhisan oo wax ka maqan ayna jirin.


Horgale Xasan Sheekh oo ay ku faraxday ajaanibtu iyo waxoogaa qabiiliiste ah ayaa madaxtooyo uskaga oo daahyo dhintey saaran yihiin ku wareejay madaxweyne Farmaajo 2017.



Waxa buuxa bangiga oo ay ku jiraan lacagtii shaqaalaha iyo tii askarta la siin lahaa bilaha soo socda, shaqaalaha wadanka ayaa si fiican u koraya inkastoo ay curyaamiyeen maamul jufeedyada.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.