Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigey taalada daljirka dahsoon maalinta weyn ee la eryay Ingiriiska ee 26 Juun. Madaxweynaha ayaa marka uu gaaray Taalada Daljirka Dahsoon waxa uu Salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada Baanbeyda ee Booliska Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay muhiimada Xuska 26 Juun iyo sida shacabka looga baahan yahay in ay ugu diyaar garoowaan.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan Midnimada.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay