Wednesday, January 22nd, 2025
header










Meta







Madaxweyne wacad ku maray inuu Afqaan iyo Somali ka soo buuxiyo xadka Yurub

Ayadoo laga cabsi qabo in xadka Bolan iyo Belaruush uu noqdo midka ugu xiisaha badan maalmaha iyo bilaha soo socda ayaa madaxweynaha ay reer Yurub cunaqataynta saareen ee Belaruush uu wacad ku maray inuu xadka ka soo buuxyo Afqaani iyo Somali.



Waxa hadda dhaxantu  ku dishay xadka u dhexeeya Bolan iyo Belaruush soo galooti farabadan oo ka yimi bariga dhexe oo loo malaynayo inay yihiin Suuriyaan iyo Kurdiyiin iyo weliba Afqaani inkastoo Somali faro ku tirisana la arkay.

Inkastoo Somalidu yartahay haddana kama maqnaan karto khadkan aan la garan doonin halka uu ku dambeyn doono maadaama kan Giriigu inta badan hadda adkaadey.



”Maadaama ay dhiigmiiratada Talibaan hadda loo daayay Afqaanistaan waxaan shaki ku jirin in soo galooti farabadan ay hadda imaan doonaan xadadka Yurub ayuu yiri Lukashenko.

”Maraykanka ayaa ka dambeeyay qaska hadda ka jira xadadka Yurub markii uu Afqaanistaan gacanta u geliyay Talibaan, Eeshiya way diidey soo galootiga inay qaabisho haddana meel kale ma hadhin oo soo galootigu aado ayuu raaciyay.




”Waxay soo maraan dalal badan oo ay ku jirto Yukarayn laakiin maadaama Yukarayn ay Yurub gosha ku wadato way ka aamusaan kadibna waxay eeda oo dhan saaraan anaga ayuu yiri Lukashenko waa munaafiqiin.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa

December, 30, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa fariin u ...

Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay

December, 15, 2024
Madaxweynah Awdalstate Dr C/samad Nageeye ayaa afka furtay ...

Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay

December, 14, 2024
Waxaad aad uga naxaysaa ninka is dhiibay ee ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...