Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Madaxweynihii fadhiidka ahaa ee Sh Shariif oo isku dayay inuu jabiyo amarka dulsaaran Kiiniya

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in fadhiid Sheekh Shariif Sh Axmed oo ka masuula qaska dastuur ee yaala dalka la sheegay inuu isku dayay inuu u duulo Kismaayo oo dawlada Somaliya saartey amar dhinaca duulimaadyada ah.



Amarka dawlada Somaliya saartey ayaa loola jeeda askarta Kiiniyaanka ah ee caawiya argagixisada ee haysta Kismaayo una diidey ciidanka Amisom ee ka socda Ityoobiya iyo siyaasiyiinta dalka inay u duulaan magaalada.

Fadhiid Sh Shariif Sh Axmed oo Somaliya geeyay meel ayna ka soo kaban doonin xaalada dastuur ee uu geliyay awgeed isaga iyo kooxdii Mahiiga ayaa taageera Axmed Madoobe oo Kismaayo ku qabtey doorasho baalmarsan dastuurka.



Waxa doorashadii Kismaayo kasoo baxdey sadex doorasho oo is khilaafsan iyo sadex madaxweyne oo midna sharci haysan. Macquulna maaha in hal mida loo sameeyo caleemo saar.



”Ma dhici karto in midka Kiiniya wadato la caleemo saaro waxase la rabaa in dib u heshiisiin dhaba loo sameeyo ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...