X

Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhasheel oo si weyn loogu soo dhaweyay London+MUUQAAL

London 29 Dec 2014–Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhasheel ayaa si weyn loogu dhaweeyay London. Jaaliyada reer Khaatumo ee London ayaa casho sharaf la qaadatay madaxweynaha oo loo magacaabay isku xidhka qurbajoogta iyo gudaha.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.