X

Masuul sare oo ka tirsan Awdalstate oo shir jaraaid kaga hadlay arimo xasaasiya iyo kacdoonka+MUUQAAL

Masuul sare oo ka tirsan Awdalstate Cumar Maxamed ayaa waraysi siiyay Adaltv oo xaruntiisu tahay Kanada kana hadlay arimaha xasaasiga ah ee ka dhacaya Adal iyo kacdoonka sii xoogeystay ee hadda ka jira. Cumar Maxamed ayaa taabtey in wixii ay beesha dhexe doonaysay ay hadda reer Adal doonayaan iyagoon cidna baryo ula tagin waxna ka maqnayn.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.