Madaxweynihii hore ee Khaatumo iyo ku xigeenka hadda Cabdi Cagalule ayaa ka soo degay Buuhoodle. Waxa la filayaa in madaxdan Khaatumo diyaariyaaan shirka ka dhacaya Buuhoodle.
Madaxwaynihii hore ee khaatumo Indhosheel ayaa ka warbixiyey Kulamadii ka socday magaalada Muqdisho wuxuu sheegay inay meel wanaagsan Marayaan, Sidoo kale wuxuu sheegay in Wasiirka Amniga khaatumo uu u dhaartay Xoraynta iyo Difaaca deegaanka Balse aysan ahayn inuu kusoo duulo isagu deegaankiisa.
Cabdale Maxamuud Haybe Cagolule Madaxwayne ku xigeenka khaatumo ayaa sheegay inay Qaban doonaan kulamo ku wajahan Midayn iyo Xorayn, Wuxuuna sheegay inaysan dalka ka maqnayn ee ay u Maqnaayeen

Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay