Friday, April 19th, 2024
header










Meta







Madaxweynihii hore ee maxkamada Hayg oo soo faqay musuqii ka dhacay 12 Oktoobar

Somaliya ayaa guul ka soo hoysay baddeedii Kiiniya ku qabsatey waxase madaxweynihii hore ee isla maxkamadan u sheegay in maxkamadu gashay wax ayna shaqo ku lahayn taas oo aqoonyahanada badankoodu u fasirteen in musuq baaxadle goobta ka dhacay.



“Maxkamadu in ay leexiso Xariiqa Badda waa go’aan Sharci darro ah, Waxay ka baxday awoodeeda sharci ee ah iney kala sheegto Cidda iskaleh aagga muranka iyadoo u gudubtay qeybinta Juquraafi taas oo Kiiniya wax eysan laheyn ku heshay “ayuu yiri Garsoore Cabdulqawi Yuusuf.

Haddaba musuqan  baaxada leh yaa loo aanaynaa



Aqoonyahanada ku takhasusay arimaha noocana ayaa badankoodu qaba in musuqaan ayna Kiiniya awood u lahaan karin inay gasho ayse qaybta ugu weyn lahaayeen wadamada Maraykanka iyo Ingiriiska oo Kiiniya la jira. Shirka Uhuru la qaadanayo Joo Baydin ayaa ah mahadcelin iyo in Maraykanku inta la reebay uga baadho saliid iyo gaas ayuu yiri Xuseen Warsame.



Somaliya ayaa gacanteeda lagu soo celiyay boqolkiiba 80 halka 20-ka soo haray loo reebay kumana jiraan aaga ay ka raadsanaysay saliida iyo gaaska oo hadda ku jira gacanteena.



Inkastoo inta hartey ay ku nolyihiin Somali iyo dadka kale ee Muslimka ah waxa muhiima in la hubiyo in dadkaasi helaan horumarka ay xaqa u leeyihiin waana halka looga baahan yahay inay Somaliya ka qaadato doorkeeda ayuu qabaa Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...