Madaxweynihii xukunka laga tuurey ee Yaman oo dalbaday in carabta kale u soo gurmadaan iyo Sucuudiga oo aqbalay
Cadan–Madaxweynihii Yaman Xaddi ee u baxsaday Cadan ayaa dalbaday in carabta khaliijku u soo gurmadaan xilli dagaalyahaniinta Xuutiyiintu qabsadeen caasimada sadexaad ee dalkaasi ee Ticis. Sucuudiga oo Iiraan eedaynaya ayaa sheegay in uu u diyaaryahay in uu soo farageliyo Yaman dagaal aan la garanayn halka uu ku dhamaan doono.
Sucuudiga ayaa faraha kaga guban hadduu soo farageliyo Yaman iyo Xuutiyiinta isagoo isku halaynaya in uu tageero ka helo wadamada reer galbeedka.
Wasiirka arimaha dibedda oo London jooga ayaa jeediyay hanjabaada ah in ay galayaan Yaman. Xuutiyiinta ayaa tirtiray argagixisada uu taageero Sucuudigu waxayna taageero badan ka haystaan shacabka reer Yaman intooda badan.
Waxay ku rajoqabaan in ay qabsadaan Cadan dhawaan hadii ay ku socdaan xawliga ay hadda ku socdaan. Dagaal ay soo qaado Carabta Khaliijka ayaan ahayn mid ay guul ka keeni karaan.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...
July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...
June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...
May, 5, 2023
Waa u jeedaan in Harti goonideeda u baxday ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...