Madaxweynihii Yaman ee xukunka laga tuuray oo sheegay in wali uu yahay madaxweyne iyo heshiis la gaaray
Sanca-Araabinews–Madaxweynihii dalkaasi Yaman ee xukunka ay ka tureen dagaalyahaniinta Xuutiyiinta ayaa la sheegayaa in uu wali yahay madaxweyne heshiisna uu la gaaray Xuutiyiinta o hore u qabsaday gurigiisa iyo9 madaxtooyada dalkaasi.
Heshiiskan Xuutiyiintu la galeen loo nasteexeeyay madaxweynaha oo hadda magan u ah Xuutiyiinta in ay sugaan amaankiisa maadaama ay iyagu noqdeen awooda kaliya ee ka jirta Yaman.
Dagaalyahaniinta Xuutiyiinta ayaa la sheegayaa in ay hareeraysan yihiin guriga uu degan yahay Xadi inkastoo ay sheegeen in uu bixi karo.
Heshiiska ayaa dhigaya in dastuurka dib loo eego iyadoo Xuutiyiinya la siinayo xaqa ay leeyihiin. Xuutiyiinta ayaa waxa u hadhay in ay xoreeyaan gobolka Maara ee ay saliidu ka timaado.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...
August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...
August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...