Thursday, April 25th, 2024
header










Meta







Magacyada ajaanib ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta oo lagu diley weerar

Magacyada ajaanib ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee lagu diley weerar. Wararka ka imaanaya Gobolka S/Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay Howlgalo qorsheysan ka fuliyeen degaanada Baladul Amiin iyo Hanti wadaag .



Saraakiisha oo la hadashay codka raadiyaha ciidanka ayaa sheegay in hawlgalkaas lagu diley 85 maleeshiyaad iyo horjogayaal isugu jira Soomaali iyo Ajaanib been loogu sheegay in jihaad ka jiro dalka.



Magacyada Saraakiisha Ajaaniibta ah ee dagaalkaasi lagu dilay ayaa waxaa ka mid ah: Abuu Xamsa Bin Shaam oo ka soo jeeda dalka Masar wuxuuna Shabaabka u qaabilsanaa Tababarada Maleyshiyada, Aweys Abu Xamza Almifsali oo heysta dhalashada dalka Tanzania, Abuu Bilaal Zubeyr ayaa heysta Dhalashada Mauritania wuxuuna horay u ahaa ku xigeenka Ibraahim Afgaan, Aadan Abuu Musiyaan oo ka soo jeeda dalka Suuriya iyo Feysal Bin Hayaan oo ka soo jeeda dalka Yaman.



Waxay Saraakiisha Ciidamada Danab intaas raaciyeen in goobta weerarka laga fuliyay ay ahayd saldhigyo lagu tababaro dhalinyarada kooxda gaalayntu maskaxda ka soo bedeshay oo ku biiraayay gaaleynta Muslimiinta.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...