X

Magacyada iyo qabiilada ay ka soo jeedaan wasiirada la magacaabay

Raiisal wasaare Maxamed Xuseen ayaa xalay goor dambe magacaabay liistada golaha wasiirada ee cusub oo ay ka buuxaan wasiiro hore iyo qaar cusuba. Haddaba maadaama lagu qaybsaday jufonimo aan fiirino qabiilada ay ka soo kala jeedaan.


Beesha Digil iyo Mirifle

1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre

2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqadir Maxamed Nuur – Jiroon

3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre

4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Eelay

5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Leysaan
‐—‐———-
Beesha Hawiye


1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle

2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal

3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal

4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Murursade

5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel

6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe
————–


Beesha Daarod

1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Majeerteen

2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli

3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante

4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden

5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase
————-
Wasiirada Beesha Shanaad

1. Wasiirka Gargaarka Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar

2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax

3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne

4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaan

5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri
————–


Wasiirada Dir

1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale

2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis

3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon

4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo

5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal

6. Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre.

Warbixintii C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.