X

Malaysiya oo xiraysa warshadaha dalkaasi hargabka Karoona awgeed

Dalkaasi Malaysiya o inta badan aan samayn xanibaadyo badan ayaa hadda go’aansaday in la xiro warshadaha dalkaasi si loo yareeyo faafitaanka hargabka Karoona.


Waxa hadda aad u faafaya hargabka Karoona kiisa Hindiya ayuu yiri masuul u hadlay wasaarada caafimaadka marka waxa naga go’an inaan xirno warshadaha muddo usbuuca.


Malaysiya oo dhaqaalaheedu ku xiran yahay wax soo saarka warshadaha ayaan ka maarmin shaqada ay ku tiirsan yihiin dadkeedu. Ma sheegin mudada ay xirnaan doonaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.