X

Mar Alla markey heshiiyeen kiniinkii madax xanuunka ayaa la doontey: kaftanka siyaasada

Cali Xaraare

Waa barnaamijka kaftanka siyaasada oo lagu lafogurey xaaladihii u dambeeyay ee siyaasada u dhaxaysa kooxda sheegata beesha caalamka iyo xulafadooda iyo dawlada Somaliya. Waxa ku jira heshiiskii halka jufo ee Muqdisho, Prof Cabdi Samatar oo dawakhsan, xarigii Safiyo Tusmo, horjooge Siciid Deni oo baqdin xooga soo gashay iyo arimo kale.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.