X

Marayanka iyo Ingiriiska oo baryo ugu tagay Ruushka

Kadib buuq iyo qaylo isku qarinta Maraykanka iyo Ingiriiska ee ahayd ina Ruushku galayo Yukrayn ayaa cabsi weyni soo gashay haddana bilaabay inay baryo ugu tagaan Ruushka. Marayklanka ayaa sheegay inay rabaan in xiisada ay abuureen si siyaasi loo dhameeyo.


Ruushka ayaa hubkiisa khatarta ah soo dhigay xadka magac u yaalka ururka Naato ee Maraykanku ku awrkacsado, taasinaya waxay keentay in wadamadii xadka ahaa yiraahaan anagu kuma jirno dagaal ka dhaca Yukrayn.


Ingiriiska oo isku dayay inuu hubeeyo Yukrayn ayaa ogaaday inuu halis ku jiro oo jasiirada halmar la waayi doono hadduu faraha kala bixi waayo arimaha Ruushka ayaa isna sheegay inay u tagi doonaan madaxweynaha Ruushka.



Jarmalka iyo Faransiiska ayaa iyagu hore u sheegay inayna qayb ka hayn sheekada Maraykanku wato halkaas oo ay ku baaba’dey sheekada ururka Naato. Maraykanka ayaa baqdin awgeed inaanu ciidankiisa geyn doonin Yukray taas oo ka dhigan inuu diidayo in holaha hubkui Ruushku tirtiro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.