X

Soomaali ku xirnayd jasiirada ka dheregtay baddeena oo la sii daayay

Soomaali ku xirneyd jasiirada ka dheregtay kheyraadka baddeena ee Siishalis ayaa la sii daayay kadib markii lagu waayay shirqoolkii loo soo xirey markii hore. Somalidana ayaa ku xirnayd jasiirada in muddo ah.


Maaha markii ugu horeysay ee jasiiradaas ay qabato dalinyaro Somaliyeed oo jooga baddooda kadibna ay saarto maxkamad beena. Qaar ka mida dhalinyaradaa ayaa loo so wareejay dalka gudihiisa.

”Waa la soo xirey keliya waayo waxa loo arkaayay ayaghoo halis ku ah kaluumaysiga sharci darada ah ee jasiiradu ka waday biyaha Somliya ayu u yiri Xuseen Warsame ee maahayn waxay ugu yeeraan burcad badeednimo.


Badaha Somaliya ayaa waxa jooga boqolaal maraakiib ajaaniba oo si fiican uga dhergay kheyraadkeeda marka laga reebo wadamada jaarka oo iyagu xaalufiyay baddeena. Dhalinyartan ayaa la qabtey sanadii 2019.

Shantan dhalinyaro ayaa la filayaa inay dalbadaan magdhow mudadii qaladka lagu haystey.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.