X

Maraykan ayaan dhiigayaga u hurnay hub fiicana nama siinayo: Yukrayn

Yukrayn ayaa markii ugu horeysay ku qarxisay Maraykanka oo baqdin awgeed welli aan keenin dagaalka uu kula jiro Ruushka hubkiisa ugu roon ee Yukrayn weydiisatay. Ilaa goorma ayaan leenahay hubka sida taangiyada, madaafiicda kale na siiya waad ogtihiin dhiigayagii ayaan idiin hurnay ayuu yiri wasiirka difaaca Yukrayn.



Maraykanka oo dagaalkan ku fashilmay baqdin xoogana ka qaba inuu sii xumaado ayaa markay=y sheekadu xumaato toos ula hadla Ruushka una sheega inay xaalada dejiyaan. ”Markasta waxay sheegaan inayna dagaalka ku jirin, ilaa haddana waxay hub ahaan u siiyeen Yukrayn 40 bilyan oo doolar ayuu yiri Xuseen Warsame.



Waxa u dambeeyay hubka ay ku daldaleen Yukrayn madaafiicda goobta oo ay iyagu ridayaan kuwaas oo fursad ay ka heleen Ruushka ay uga dileen90 aakari.

Ruushka ayaa dagaal dhinac kasta kula jira kooxda Maraykanku ku adeegto ee NAATO la baxday. Jarmalka ayaa garan la sidii uu uga bixi lahaa halka ay is geliyeen.



”Waa dagaalkoodii waxa dhiig farabadan nooga daatay waa ku qasban yahay inuu hubkiisa keeno ayuu yiri wasiirku sheega difaaca Yukrayn oo aan saacad sii jiray haddii hubka laga joojiyo.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.