X

Maraykanka iyo Yuhuuda oo ka naxay gantaal Iiraan hawada u dirtey

gantaal

Iiraan ayaa hawada u dirtey gantaal sida qalab sirdoon oo ka nixiyay Maraykanka iyo Yuhuuda oo baryahanba isku dayaayay inay weeraraan Iiraan qaasatan dhinaca internetka. Yuhuuda oo ku faanaysay inay keligeed dagaal galayso ayaa hadda baqaday.


Reer galbeedka ayaa raba inay Iiraan isugu tagaan sidii ay hore u baabiiyeen wadamada Ciraaq, Suuriya iyo Liibiya laakiin Iiraan waa wadan xoog badan run ahaantiina wadanka Islaamka ugu xoogweyn ayuu yiri Xuseen Warsame.


Hoos ka daawo Iiraan oo si toosa u burburinaysa dhismaha Yuhuudu ku samayso hubka nukliyeerka. Shiishkan ayaa ah mid aad uga nixiyay Maraykanka iyo Yuhuuda oo markasta yasa awooda Iiraan ee xagga gantaalaha inkastoo ay qireen weerarkii Ciraaq.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.