X

Waxba iskagama xirna khilaafka madaxda iyo doorashada: Koofur Galbeed

Masuuliyiinta Koofur Galbeed ayaa sheegat inayna isku xirnayn doorashada iyo khilaafka madaxda isla markaana ay wadi doonaan doorashada. Koofur galbeed ayaa ku dhawaaqday kuraas kale ooa y qaban doonto.


Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in maaamulkooda uu ka go’an yahay in aan doorashada loo joojin khilaafka soo kala dhexgalay madaxda ugu saraysa dalka dartooda.


Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay madaxweynaha Koonfur Galbeed inuu kula dardaarmay golihiisa wasiiradda in aan lagu mashquulin arrimaha Muqdisho ka jira, lana dardar galiyo sidii doorashada loo gabagabayn lahaa.



Madaxweyne Lafta gareen ayaa ka hor yimid shirka uu ku baaqay gunti giijiye Rooble ayna taageereen kooxda Xalane. Waxana la filayaa inuu berito oo Sabti ah aado Muqdisho runtana u sheego Rooble.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.