X

Maraykanka oo diidey in la baadho shaybaadhada dalkiisa ee Karoonaha

Maraykanka ayaa diidey in la baadho shaybaadhada dalkiisa si loo xaqiijiyo ama loo beeniyo warka ah in hargabka Karoonuhu ka soo fakaday shaybaadhada dalkaasi. Aqoonyahan Maraykana ayaa cadeeyaya in cudurka ka yimi shaybaadhada Marayakanka.


Warbixin caafimaad oo lagu qoray jaraaid ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in Maraykanku u diiday khuburada caafimaadka inay galaan shaybaadhada laga shikiyay.



”Waxa kale oo Maraykanku diidey inuu bixiyo xogta uu ka hayo hargabka Karoonaha oo hadda la isku raacay in aanu ka iman fiidmeerta ee uu yahay mid laga sii daayay shaybaadhada ayuu yiri madaxa baadhayay sheekadan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.