Tuesday, July 14th, 2020
header

Maraykanka oo jadwal amara u direy madaxda qaranka iyo eri loogu baaqay: WARBIXIN

Dawlada Somaliya kuma qasbana inay raacdo nidaam doorasho oo dibedda looga keenay ama tan gaalada ee asxaabaha ah oo keenta in ay soo baxaan dad aan u qalmin hogaaminta dalka. Dawlada Somaliya ayaa diyaarisay hanaanka doorasho ee ay rabto, waxase farogelin ku samaysay safaarada Maraykanka oo hadda la soo baxdey jadwal iyada u gaara.



” Waxaan u sheegaynaa madaxda dawlada dhexe inay si degdega ula kulanto SAAMILEYDA ayaa lagu sheegay qoraal uu saaray ninka Jabaanka ah ee Maraykanka u matala Somaliya. Hadalkan ayaa looga dan lahaa in lagu mijaxaabiyo hanaanka dawladnimo oo hadda ayna jirin waxa loogu yeero SAAMILEY.

Waxaan hore u sheegnay in sheekada maamul jufeedyada loogu talogalay meel qaranka laga soo galo oo ujeedadu tahay in dalku yeelan dawlad dhexe oo adag oo hanata xuduudaha dalka ayuu yiri Cali Calasow



”Waxaan dawlada Somaliya ugu baaqayaa in dalka laga saaro safiirka Maraykanka u fadhiya xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayuu yiri Cali Calasow. Wuxuu soo dhaafay kaalintiisa safiirnimo wuxuuna toos u farogeliyay siyaasada iyo hanaanka dawladnimo ee dalka.

Waxaas oo dhanba waxa noogu wacan dastuur dhoodhoobka gaalada u soo qortey dalka ee uu hirgeliyay fadhiid Sheekh Shariif ayuu raaciyay Cali Calasow.



Dawlada dhexe iyo barlamaanka ayay u taala qaabka doorasho ee dalku galayo umana taalo SAAMILEY waxa loogu yeero. Waxaan shaki ku jirin in qaska dalka yaala marka laga reebo dalalka aan ognahay ay kow ka yihiin Maraykanka iyo Ingiriiska.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Wararka xiga

Raiisal wasaare Xasan Cali oo si aan caadi ahayn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

July, 14, 2020
Raiisal wasaaraha firfircoon ee dalka Somaliya Xasan Cali ...

Maxaan ka ognahay diyaarad Amisom lahayd oo ku dhacdey Beledweyne

July, 14, 2020
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne  gobolka Hiiraan ayaa ...

Gabadh jacaylkeeda ku dhex guursatay isbitaal

July, 14, 2020
Aroos cajiiba ayaa loo dhigey lamaanaha Joon iyo ...

Erduqaan oo mar labaad diidey xabad-joojin ka dhacda Liibiya: dan nooguma jirto

July, 14, 2020
Madaxweynaha Turkiga oo dagaal faraha looga gubtey ka ...

Dhacdo naxdinleh: sadex caruura oo ku dhimatey bohol biyo ku jiraan

July, 13, 2020
Wararka ka imaanaya deegaanka Dayniil ee magaalada Muqdisho ...


Warning: Use of undefined constant end - assumed 'end' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/s8724/public_html/wp-content/themes/codkadalka_theme1/functions.php on line 1037
Dhacdooyinka

Sh Maxamed Idiris oo ka naxay amaan la huwiyay maamul jufeedyada

July, 14, 2020
Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culimada ...

Yemeni drones hit positions deep in Saudi Arabia

July, 5, 2020
Yemen’s army says its drones have hit targets ...

Dabaaldega 1-da Luulyo iyo madaxweyne Farmaajo oo ubax dhigey dhagaxtuur

July, 1, 2020
Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 01-da ...

Russians set to back reforms allowing Vladimir Putin to extend rule

July, 1, 2020
Russians are set to approve constitutional reforms on ...

Waxaad is weydiin kartaa yuu afhayeen u yahay xildhibaan Cabdi Xaashi

June, 24, 2020
Maanta ayaa gudoomiyaha aqalka sare ee aan loo ...

Madaxweyne Farmaajo oo soo bandhigey wax qabadka dawladiisu gaartey

June, 6, 2020
Madaxweynaha Somaliya oo furey kalfadhiga todobaad ee golaha ...

Muuse Biixi oo fashil kadib sii daayay weriye Coldoon

June, 6, 2020
Horjoogaha maamulka fashilmey ee Muuse Biixi ayaa dib ...