Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Maraykanka oo ka naxay hubka lidka diyaaradaha ee Turkigu soo iibsanayo iyo jawaabta Erdogan

Maraykanka ayaa ka naxay hubka lidka diyaaradaha ee Turkigu ka soo iibsanayo Ruushka. Wasiirka difaaca Maraykanka ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay hubka Ruushku ka iibinayo Turkiga mase sheegin wuxuu uga walaacsan yahay.

Erdogan oo ka jawaabay walaacaas ayaa is waydiiyay ”waxa Maraykanku ka walaacsan yahay sowkuwa Giriigu soo dhigey hubkan xadka aan la wadaagno ee Koofiurta kana soo iibsadey Ruushka gantaalaha lidka diyaaradaha ee S-300”.


Turkiga ayaa Ruushka ka iibsanaya gantaalaha casriga ah ee S-400 ee wax ka toogta masaafo 17 Mayl ah halmarna la dagaalamaya 300 bartilmaameed ama diyaarado. Erdogan ayaa sheegay in xaalxaalkii ugu dambeeyay la marayo iibkuna dhamaadey intiisa badneyd.

Madaxweyne Putin ayaa laba bilood kahor sheegay in aanu waxba ka qabin in uu gantaalaha S-400 ee lidka diyaaradaha ka iibiyo Turkiga.


Erdogaan ayaa sheegay in wadan weliba gacanta ku qaato amniga dadkiisa.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...