Maraykanka ayaa cambaareeyay weerar lagu edbiyay Tigreega ku dhifoo ka dhaqaaqda ka wada buuraha gobolka Tigree gaar ahaan kuwa xadka la leh Suudaan. ”Waan la socona in Maraykanku hub ku soo daldalayo Tigreega ayuu yiri xildhibaan ka tirsan dawlada Itoobiya oo magaciisa qariyay.
Itoobiya ayaa inta badan nabad ku soo dabaashay gobolka Tigreega, ayadoo ka dhigtey madaxdii Tigreega ee 30 sanadood xasuuqay, xirey kumanaan Itoobiyaana wax la diley iyo wax fakada.
Maamulka cusub ee Maraykanka ee qasaya geeska iyo bariga Afrika ayaa al dhacsanayn Cabi Axmed oo ka soo jeeda Oromada ama reer Koofureedka Itoobiya, waxayna rabaan inay ku bedelaan gaal oo reer Bari ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay