Thursday, December 7th, 2023
header










Meta







Maraykanka oo safiir rasmi ah u magacaabay Somaliya markii u horeysay kadib burburka dalka

saf[1]Washington–Dawlada Maraykanka ayaa Somaliya u magacoday safiir buuxa markii ugu horeysay kadib burburkii dawladii dhexe iyo dalkaba. Safiirkan oo ah haweenay laguna magacaabo Katherine Dhanani ayaa dhinaca diplomaasiyada khibrad u leh horena safiir uga soo noqotay wadamo badan.

Afhayeenka Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka Jen Psaki ayaa sheegtay in tallaabadaasi ay ka turjumeyso xiriirka qotoda dheer ee uu Mareykanka la yeelanayo Soomaaliya iyo horumarka Soomaaliya ay u talaabsatay in ay kaga gudubto colaad dabo dheeraatay oo ragaadisay horumarkii dalka.

Jen Psaki ayaa tilmaamtay inay dib u furanayaan safaaraddii ay ku lahaayeen Soomaaliya, si loo xoojiyo xiriirka labada dal ka dhexeysa, taasi oo ay ku sheegtay in tahay mid taariikhi ah, balse ay si kumeel gaar ah ugu shaqeyn doonto magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, inta laga diyaarinayo xarunta Safaaradooda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Diyaarad Nayjeeriya ka timi oo rakaabkeedii wacdaro ku qabsadeen Sacuudiga

November, 15, 2023
Qisada diyaarad laga leeyahay dalkaasi Nayjeeriya oo Sacuudiga ...

Ururka samafalka MG oo London ku doortey gudoomiye cusub

July, 24, 2023
Ururka samafalka ee MG ayaa caawa gudoomiye cusub ...

Samaroon isagaa halkaa is dhigay Dhulbahantana guushaa u dhow

July, 12, 2023
Siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa sheegay in Dhulbahante ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

June, 6, 2023
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Maxaa keenay in doorashada Turkiga xilligan uu adduunku isha ku hayo?

May, 13, 2023
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...