Thursday, October 10th, 2024
header










Meta







Maraykanku haka noqdo cunaqabataynta uu saaray Eritariya iyo hanjabaada: Itoobiya

Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa camvbaaraysay cunaqataynta Maraykanku ku soo rogey Eritariya asagoo taageere u haya kooxda Tigreega iyo weliba hanjabaadiisa milatari ee uu leeyahay waxaan sugaynaa amar.




”Eritariya haddii dal ka cabanayo waxay ahayd inaan anagu ka cabano oo ay joogeen dalkooda kadib markii kooxda falaagada Tigree ay gantaalo ku garaacday dalkooda ayaa lagu yiri qoraal.

”Ma garan karno waxa dal sadexaad uu u soo farogeliyo oo aan shaqo ku lahayn arimaha geeska ayaa la raaciyay qoraalka. Dhinaca kale sarkaal u hadlay Marayanka ayaa ku hanjabay inay Itoobiya keenayaan ciidamo.



Masuul u hadlay Itoobiya ayaa cambaareeyay hanjabaada iyo farogelinta ka imaanaysa Maraykanka ee ku wajahan dal xora. Waa markii ugu horeysay ee Maraykanku is cadeeyo inuu rabo inuu milatari ahaan ku taageero Tigree.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

Readers Comments (0)




Wararka xiga

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa oo ninkeedu ka maqnaa

August, 16, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. ...

Qisada xanuunka badan ee Umu Salamah (xaaskii rasuulkeena (SCW)

August, 16, 2024
Umu Salamah waxay markii dambe ka mid noqotey ...

Wiil ehlu salaada iyo gabadh qurxoon oo dhexda ku sugi jirtay

August, 16, 2024
Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ...

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...