X

Marka aad diinta faafinayso midan weligaa haku tashan

Markaaad ku jirto dacwada diinta midan weligaa haku tashan. Ayadoo hoosta aan ka xariiqi doono halka shay ee aanad ku tashan doonin haddii aad tahay dacwad faafiye. Dacwada lafteeda ayaa u baahan inaad leedahay kartideedii adigoo ka fogaanaya waxyaabaha qaar.


Waa ta koowaade haku tashan in qofka aad dacwada diinteena aad gaarsiinayso u aqablo dacwadaada sabatoo ah hanuunka RABI ayaa haya adi keliya waxa ku saaran in diintaada si akahlaaqad leh oo xushmad leh inaad ku gudbiso adiga oo aan waxba ka tagayn.



Diinta sida ay tahay ayaa loogu sheegaa ama ha qaato ama ha diido adigu waajibkaaga waa gudatay. Somalida ma qabyaalad ayaa laga waaniyaa mise dembiyada waaweyn ee ay iska galayaan ayaa laga waaniyaa sida dhaca, boobka, xaqiraada, tuugada iwm.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.