X

Marnaba ma dhacayso in aan Taram siino dhul uu kaga duulo Iiraan: Ciraaq

Madaxweynaha Ciraaq ayaa sheegay in dalkiisu marnaba ogolaan doonin in xagjir Taram ka dhigto meel uu uga duulo dalka jaarka,ay yihiin ee Iiraan. Taram ayaa Ciraaq geeyay ciidamo dheeraada laakiin ku filnayn inuu weerar kaga guulaysto Iiraan oo awood xooga leh.


Kuma jirto heshiis anaga iyo Maraykanka oo sheegaya insy dalkayaga uga duuli karaan dal kale ayuu yiri madaxweyne  Barxaan Saalax.

Dhinaca kale hogaamiyaha Iiraan ayaa sheegay in asn Iiraan matkale lagu khiyaameyn doonin wadahadalo beena oo liigu hanjabo laguna awr kacsado.


Iiraan ayaa berito oo Khamiisa kordhin doonta sifeynta macdanta yuraaniyam si ay u gaarsiiso heerka ay ku samayn karyo sunta nukliyeerka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.