X

Sidee magaalada Hargeysa loo xusey maalinta 26 Juun: SAWIRO

Magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland ayaa ka mid ahayd magaalooyinkii laga taagay calankii Somaliyeed ee ugu horeeyay kadib markii uu saxiixa xoriyada ka soo qaaday Xaaji Ibrahim Nuur magaalada London. Hadaba maanta waxa maamulka Muuse Biixi ka taagay calan beelaysan.


Xorriyadda Somaliland waxa ay kasoo bilaabantaa markii qarnigii 18-aad ay odayaasha Somaliland Ingiriiska kula saxeexdeen badda ee dhammaan odayaasha Somaliland oo dhammi uu mid waliba uu halkiisa kaga saxeexday qodobbada ah, annagu isticmaar noqon maynno, dushaad naga ilaalinaysaa, dhulkayaga kuma dhali kartid, markaannu ku nidhaahno naga tagna waad naga tegaysaa. U mallayn maayo dal Afrikaan ah oo intaas haleelay inuu jiro, taariikhduna halkaasay kasoo bilaabantaa,” ayuu yidhi Muuse Biixi oo dhiig badan daadiyay dagaalkii sokeeye.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.