X

Sucuudiga oo sheegay in xoolo aan marin dawlada dhexe aanu qaadan karin

Sucuudiga ayaa warbixin ka soo saaray xoolaha dalkiisa uga yimaada Domalita gud ahaan waxayna sheegeen in xooluhu lahaadaan summada hal shaabad oo Domalita,ah isla markaana ay soo dhoofiyaan dad sharciyad u haysta. Taas oo ka dhigin in hal meel laga xukumo.


Muuse Biixi oo ka qayliyay arintan ayaa sheegay in aan la aqbali karin shuruudaha  ay dawladda Sucuudigu hoos gaysay dawladda dhexe mase sheegin cida uu uga caban doono.


Ganacsatada Somaliland ayaa iyagu waxba ka qabin inay raacaan nidaam meesha ka saaraya in xoolahooda la xanibo amaba la soo celiyo iyo in dilaaliin dhexda u fadhiistaan.

Dawlada Somaliya ayaa ku guulaysatey in dalka laga qaado cunaqabatayn uu saaray Sucuudigu.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.