19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Maroodi lugtiisa miino ku waayay oo loo sameeyay lug kale+ARAG

maroodi-lug[1]Maroodigaan oo Sagaal sano jir ah ayaa lugtiisa ku waayay qarax miino sanadkii sanadkii 2006 miinadaasi oo dhulka ku aasneyd tan iyo xiligaasna waxay ku dhibaneyd socodka. Maroodigaan oo ah dhedig waxaa lagu magacaabaa Mosha waxaa lagu xannaaneeyo xero ku taal dalka Thailand.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS