X

Marwada gudoomiyihii xisbiga wadani ee Awdal ee Muuse Biixi xidhey oo afka furatey

Habeen hore saq dhexe ayay ahayd markii askar la sheegay inay ka socota maayerka Boorama ay soo jebiyeen guriga gudoomiyaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal. Marwadiisa ayaa ka hadashay argaggixii askartas Muuse Biixi geliyeen guriga iyo weliba hanti ay burburiyeen.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.