X

Xaaji Cabdi Waraabe oo fariin calaacala u direy dawlada Somaliya: hab dawladeed noola hadla+MUUQAAL

Hargeysa–Xaajiga ugu weyn beesha dhexe ee la ogyahay Xaji Cabdi Waraabe ayaa fariin calaacala u diray dawlada Somaliya kadib markii uu ka soo quustey fariin uu marhore ugu direy Ingiriiska oo waxba laga soo qaadi waayay. Xaajiga ayaa ku calaacay in dawlada Somaliya ula hadasho sidii dawlad jirta wuxuu ku sii calaacalay in ay bedelaan luqada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.