Wednesday, April 24th, 2024
header










Meta







Masar oo kor u qaaday diyaar garowga dagaal ay la gasho Erduqaan

Wasiirka difaaca Masar wuxuu hadda in bil ahba ku sugan yahay xadka lagu yaqaanay bilaa rabshada ee Liibiya iyo Masar oo hadda Masar filayso inuu noqdo kan ugu mashquulka badan. Dagaal u dhexeeya Masar iyo Liibiya ayaan laga maarmeyn.

Iyadoo ayna jirin in Erduqaan dib uga guranayo dagaalka Liibiya oo hadda uu rabo inuu dalkoo dhan ka saaro ciidanka qaranka ee Liibiya ee uu hogaamiyo Jeneraal Khaliifa, Masar waxa la gudboon inay difaacato danaheeda.



”Waxa dhawaan diyaaradaha Masar burburiyeen gantaalaha lidka diyaaradaha oo Turkiga u yaalay saldhiga Watiya ee galbeedka Liibiya, waxay kaloo khadka ka saartay qalabka khalkhalinta diyaaradaha aan is wadin iyo gantaalada ee halkaas yaalay.

Erduqaan ayaa kordhiyay maleeshiyada uga dagaalanta Liibiya iyo weliba ciidankiisa joogtada ee ku sugan galbeedka Liibiya, waxa si joogta u booqda ciidankaas wasiirada difaaca ee dalkaasi.



Masar ayaa kor u sii qaaday diyaarinta ciidankeeda xadka ayadoo khad cas ka dhigatey magaalooyinka Sirte iyo saldhiga milatari ee Jufra ee bariga dalkaasi.

Masar ayaa dhoolatusyo joogta ah ku soo bandhigtey hub casri ah iyo gantaalo noocyo badana oo inta badan aan dagaal lagu gelin.

Masar ayaa ku dhow inay gudaha u gasho Liibiya haddii Erduqaan qaado talaabo uu ku sii fidayo.



Haddii dagaal qarxo

Erduqaan ayaan wax taageero ah ka helayn Taram halka Masar ay si fudud taageero uga helayso Faransiiska, Ruushka, dhinaca lacagtana ayna jirin lacag la’aan maadaama ay wataan Sucuudiga iyo Imaaraadka.

”Ma dheera in Masar gasho Liibiya ayuu yiri Xuseen Warsame

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)




Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...