Masar oo qaadista sanamyo u xireysa wadooyin muhiima
Masar ayaa wadooyin muhiima u xireysa qaadista sanamyo dayactir lagu sameeyay oo la gaynayo masxafka weyn ee magaalada caaasimada ee Qaahira. Wadooyinkan ayaa la xirayaa maalinta beri ah oo Sabti ah.
Haddaba waxaad is weydiin kartaa maxaa keenay wado xirista xilligan Masar ka mid tahay wadamada loo soo raadsado tacliinta diinta Islaamka kana mida wadamada diinta saxda ah lagu barto. Macalimiinta Masaarida ayaa ugu badan kuwa dhiga jaamacadaha Islaamka aduunka badankiisa.
”Waxay la xiriirtaa dhaqan soo jiraana oo sanamyadaa hadda la qaadayaa ee la dayactirey wadooyinka loo xiri jirey xilligii ay noolaayeen qarniyo kahor sida ay qortey warbaahinta Masar.
Sanamyada ayaa la sii galbin doonaa, waxana loogu talogalay in dalxiisayaal farabadan la soo jiito. Masar ayaa dakhliga ugu badan ka hesha sanamyada yaala buuraha ay dhiseen Fircoonadii kala dambeeyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...